BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Wadahadallada Xamaas iyo Israa'iil oo la shaaciyey xilliga ay bilaabanayaan
Waxaa magaalada Qaahira ee dalka Masar ku kulmay madaxa CIA-da Maraykanka William Burns, madaxa sirdoonka Israa’iil ee Mosad David Barney iyo madax sirdoonka Masar Cabaas Kaamil, waxana lagu wadaa in maanta oo Talaado ah ay u duulaan magaalada Dooxa
TOOS, Milatariga Soomaaliya oo sheegay in ay burburiyeen saldhigyo ay leeyihiin Al-Shabaab
Ku soo dhawaada tebinteenna tooska ah
Maxay yihiin boqolka arday ee la afduubay ee Maraykanku warka ka soo saaray?
Maleeshiyo lagu tirinayo inay ka soo jeedaan gobolka Oromia, ayaa la sheegay inay afduubteen in k abadan boqol arday jaamacadeed kuwaas oo ka soo safray gobolka Amxaarada kuna sii jeeday magaalada Adiss Ababa.
Waa kuma Cammaar al-Xakiim ninka uu ra'iisul wasaare Xamse kula kulmay dalka Ciraaq?
Ra’iisul wassaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa waxa uu la kulmay Cammaar Al-Xakiim oo ah wadaad sare oo caan ka ah dalka Ciraaq, sida lagu daabacay barta Facebook ee xafiiska ra’iisul wasaaraha Soomaaliya.
Nasiiba Aadan Siiro: Gabadha jeedisa muxaadarooyinka diiniga ah ee soo jiita haween ay fannaaniin ka mid yihiin
Hadda kumanaan haweena ayaa qaababka onlinke iyo fadhi hadalba ugu xiran muxaadarooyinkeeda kuwaas oo ay diirada ku saarto sida ay BBC-da u sheegtay in dadka lagu xiro khaaliqii abuurtay.
Muxuu salka ku hayaa khilaafka cusub ee u dhaxeeya Wasaaradda iyo Xiriirrada Ciyaaraha ee Soomaaliya
Khubarada isboortiga ayaa sheegaya in halka la isku mari la’yahay ay tahay in xiriirradu aaminsan yihiin in hawshooda ay u madax bannaan yihiin oo sidaas ay qabaan shuruucda hay’addaha caalamiga ah ee ay ka tirsan yihiin iyo wasaaradda oo u aragta in hawl ay wax ku lahayd lagala dul boodayo.
Garaadka macmalka (AI) oo ka badiyay ardayda sida caadiga u qora imtixaanada iyo curisyada
cilmi baareyaasha daraasaddan horkacayay ayaa sheegay in waxa ay ogaadeen ay digniin u tahay aqoonyahanada adduunka oo dhan, Waxay sheegeen in jaamacado badan ay ka guureen habkii caadiga ah ee imtixaanada loo gali jiray si qiimeyntu u noqoto mid loo dhan yahay.
Waxaa lagu eedeeyay sixir, waxaase loo dilay dhul dartii
Qaybta baarista ee BBC Afrika ayaa daaha ka rogtay dhacdooyin naxdin leh oo dad da’ ah lagu eedeeyay sixir, markii dambese loo dilay dhul dartii, xeebta Kilifi ee dalka Kenya. BBC ayaa ogaatay sababta dhabta ah ee ka dambeysa dilalkaas.
Sida loogu guuleystay kala qaadista maleeshiyo beeleedyadii ku daggaalamay galbeedka Mudug?
Waxa lagu guuleeystay in xabad joojin lakala dhex dhigo beeihii dhawaan ku dagaallamy qeyb ka mid ah gobolka mudug iyada oo lakala qaaday labadii maleeshiyo beeleed ee halkaasi uu dagaalku ku dhexmaray.
Sheekada Fakhra Axmed, gabadha 15-ka sano koomo ugu jirtay dayaacad dhanka dhakhaatiirta ah
Fauzia Azim Tahir ayaa BBC-da kala hadlaysay gabadheeda oo koomo ku jirtay ku dhawaad 15 sano. Inanteeda waxaa la yiraahdaa Fakhra Axmed.
Maxaad ka taqaan haweeneydii ugu horeysay adduunka ee qaadata shahaadada PhD?
Bishii 25 keedii 1678 dii, haweeneey Talyaani ah oo lagu magacaabo Elena Cornaro ayaa waxay shahaadada PhD da ku qaadatay cilmiga falsafada, iyada oo noqotay haweeneydii ugu horeysay adduunka ee darajada heerkaas la eg ka gaartay cilmiga.
Waa maxay waxyaabaha qeybta weyn ka qaata in da’da ay jirkeena degdeg uga soo muuqato
Dadka qaar ayaa isticmaala Kolajiin si ay uga hortagaan in maqaarka uu sii xumaado. Dr Maxamed Cali Xirsi waxa uu ka hawlgalaa isbitaalka Kalkaal ee Muqdisho, wuxuuna ku takhasusay cudurada maqaarka. Waxa uu noo sharaxay waxyaabaha keena in maqaarkeena uu degdeg u gaboobo
Maqal iyo Muuqaal
Xul
Israa'iil oo shaacisay tiro askarteeda ah oo looga dilay Rafax iyo Xamaas oo ka hadashay
Dilka sideedda askari ayaa ah dhacdadii ugu darnayd ee ciidamada Israa’iil l ay kala kulmaan marinka Qasa tan iyo bishii Janaayo ee sanadkan.
TOOS, Wararkii ugu dambeeyay dagaal beeleed dad badan ku dhinteen oo ka dhacay gobolka Galagduud iyo sida hadda xaaladdu tahay
Kusoo dhawaada tebinteenna tooska oo aad ka heli kartaan wararkii ugu dambeeyay.
Muxuu salka ku hayaa dagaalka Baladweyne, maxayse yihiin ragga ku dagaalamaya?
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidamo kala taabacsan Hirshabeelle iyo ciidamo taabacsan koox la magac baxday Hiiraan State oo ku sugan gudaha Baladweyne.
Dal ay Soomaali badan iska dhiibto oo qaadashada baasaboorkisa ku xiray aqoonsiga Israa'iil
Waayadan dambe, dagaalka Qasa waxa uu caqabado aan hore loo arag ku noqday qaar ka mid ah Muslimiinta kunool dalalka Yurub
Muuqaal, Sida wiilkan Soomaaliyeed u hirgeliyay adeeg mobile oo Af Soomaali iyo afaf kale lagu barto
Cabdinur Cali Mahdi, oo bartay cilmiga tiknolojiyadda ayaa hindisay application, barnaamij ku shaqeeya mobileka oo ardayda ka caawinaya inay afkooda hooyo ku bartaan manhajyada iskuulada lagu barto.
Xanuunnada halista ah ee laga yaabo inuu wax ka taro subagga ay Soomaalidu isticmaasho
Subagga loogu isticmaalka badan yahay dhulka Soomaalida waxaa laga soo saaraa caanaha ariga iyo lo’da inkastoo abaaraha saameeyey deegaannada uu yaraaday helitaankiisa.
Waa qoloma Naadiya, Su’aasha ugu badan ee ay Soomaalida maanta isweydinayaan?
Kadib guushii shalay ee Naadiya Maxamed, oo loo doortay duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa arrintaasi mar kale soo shaac baxday.
Ayaan Kaaba iyo jaceylkii ay u tahriibtay: ‘Sababta aan ninkeyga ugu tilmaamay Walaal, Soomaaliduna waa wada sirdoon’
Markii uu soo baxay warka la xidhiidha xaflada arooska Ayaan Kaaba iyo seygeeda Cabdi Daysane toddobaadkii hore ayay dadka internetku adeegsida bilaabeen inay dib u baadhaan xidhiidhka horey uga dhexeeyay lamaanahan cusub.
‘Sida aan kusoo noolaaday ayay i weydiiyaan’: Fanaanadii Waayaha Cusub ee geerideeda la faafiyay oo BBC la hadashay
Muddo ka badan shan iyo toban sano ayaa lagu tirinayay inay geeriyootay Mulki Buraale, oo ah gabadh heesaa ah, oo ka tirsanyd kooxdii Waayaha Cusub ee hormuudka mar u ahayd fanka casriga ah ee Soomaalida
"Faa'iidada" laga helo in lammaanaha ay kala seexdaan labo sariirood
Dhab ahaantii, hurdo la'aantu waxay kordhisaa khatarta ah inaad ku dhacdo xaalado caafimaad oo halis ah, oo ay ku jiraan cayilka, sonkorowga iyo cudurada wadnaha, sida uu qabo Harvard Medical School.
Sida ninkii kalaabyada ka niikin jiray u noqday Sheekh caan ka ah Soomaalida dhexdeeda
Waa mid ka mid ah Culimada Diinta Soomaalida ee doorka weyna ku leh dacwada diinta ee Bariga Afrika,wuxuu lahaa aasaaska mid ka mida Iskuulada Islaamiga ee ugu weyn Kenya gaar ahaan Nairobi.
Fan iyo Dhaqan
Seynis iyo Caafimaad
Diin iyo Taariikh
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Ciyaaraha
Ganacsiga iyo Tiknoolijiyadda
Sawirro
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 9 Luulyo 2024, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 9 Luulyo 2024, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 8 Luulyo 2024, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 8 Luulyo 2024, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.