Dhulgariir ka dhacay Ikwadoor
Appearance
![](https://cdn.statically.io/img/upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/e/ec/PRESIDENTE_DE_ECUADOR_RAFAEL_CORREA_AGRADECE_ENORME_GESTO_DE_SOLIDARIDAD_DE_GOBIERNO_Y_PUEBLO_PERUANO_%2826688728105%29.jpg/300px-PRESIDENTE_DE_ECUADOR_RAFAEL_CORREA_AGRADECE_ENORME_GESTO_DE_SOLIDARIDAD_DE_GOBIERNO_Y_PUEBLO_PERUANO_%2826688728105%29.jpg)
Dhulgariir ka dhacay Ikwadoor - Dhulgariir cabirkiisu yahay 7.8 ayaa ku dhuftay Xeebta Baasifigga Ikwadoor 16-kii Abriil, 2016. Dhul-gariirka iyo dhul-gariirkii xigay ayaa geystay khasaare ballaaran waxaana ku dhintay in ka badan 650. Markhaatiyaasha Yehowah waxa ay u direen gawaari ay ku jiraan cunto iyo biyo la cabbo ah oo ay geeyeen aagga ay dhibaatadu ka dhacday.