Jump to content

Dagaalkii Labaad ee Aduunka

Ka Wikipedia
Dagaalkii Labaad ee Aduunka

war bixinta zakariye asad badal Dagaalkii Labaad ee Aduunka wuxuu ahaa dagaalka taariikhda aduunka ugu fooshaxun, dagaalkaan waxaa ku dhintay dad malaayiin ah, wuxuuna ka soo bilaawday qaarada Yurub sanadka marka oo ahaa 1939kii ilaa 1945tii. Waa markii oo wadanka Jarmalka xukumi jiray ninkii naatsiga ahaa oo la dhihi jiray Adolf Hitler. Ninkaan ciidamadiisa waxay qabsadeen wadamo badan oo Yurub ka mid ah, isla markaas neh wuxuu aad uula dagaali jiray wadan kasto oo ka hor imaado. Dagaalkiisa wuxouu gaaray Aasiya, woqooyiga Afrika ilaa Ameerika. Ninkaan waxoo xasuuqay 6 miliyan oo yahuud ah. Dagaalka oo bilaabay neh waxaa ku dhimatay 60 miliyan oo qof. Dhimasho intaas la eg wali aduunka kama dhicin, waxayna u badnaayeen dad rayid ah. Dagaalkaan inta oo socday somalia waxaa gumeesanjiray gumeestiyaashii ingriiska iyo talyaaniga. hadii aa wax ka ogtahay in oo dagaalkaan soo gaaray somalia, xiligii ee somalia gacanta uugu jirtay ingriiska iyo talyaaniga, wax waa ku dari kartaa.

SIDA EEY WALI UGU JURTO XURIYAD DARADA DALKEENA SOOMAALIYA AYAA AH TAN HIOSE EE AQRISO QORAALKA SOOMAALIA🇸🇴[wax ka badal | wax ka badal xogta]